Hay’adda Cuntada iyo Beeraha Adduunka ee FAO ayaa warbixin ay soo saartay waxay ku sheegtay in ay hoos u dhacday tirada dad Somalida ah ah ee u baahan gargaarka aadamnimo ay hoos ugu dhacday 25%, lixdii bilood ee la soo dhaafay.
Hay’addan ayaa sheegtay in wax soo saarka dalagga beeraha uu hoos u dhici doono Guga soo socda.
FSAU ayaa sheegtay in tirada Soomaalida u baahan gargaarku ay lixdii bilood ee u dambeeyay tiradoodu ay ahayd 2 milyan oo qof.