Moscow —
Warbaahinta ayaa baahisay in mas'uuliyiinta Ruushka ay xireen General Sergei Surovikin, sababo la xiriira inuu xiriir la lahaa kooxda Wagner ee gadoodka sameysay toddobaadkii hore.
Wagner ayaa toddobaadkii horey isku dayday kacdoon la doonayey in xukunka looga tuuro saraakiisha militari ee Moscow, kaasi oo markii dambe ay ka laabatay.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Jamaal Axmed Cismaan.
Madal