Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Golaha Wasiirada Somaliland oo la horgeeyey xeerka ciqaabta ee cusub


Golaha Wasiirada Somaliland
Golaha Wasiirada Somaliland

Shirkii Golaha Wasiirada Somaliland ee shalay waxa la hor geenyey Xeerka Ciqaabta Guud ee Somaliland, xeerka ayaa bedeli doona xeerka ciqaabta guud ee Soomaliyeed kaasi oo Somaliland ku dhaqmaysay 33-kii sanadood ee ina dhaafay.

Haddaba Wasiirka Xidhiidhka Golayaasha Cabdinasir Muxumed Buuni oo daraf ka ahaa diyaarinta xeerkan cusub ayaa uga waramay wariyaha Khadar Maxamed Cakule.

Golaha Wasiirada Somaliland oo la horgeeyey xeerka ciqaabta ee cusub
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:54 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG