Dilka Osama Bin Laden waxaa la fuliyay sirdoon iyo dabagal sanooyin badan soo socday oo aan lala wadaagin dal kale iyo xitaa Pakistan. Waxaa ka war hayay oo keliya koox kooban oo dowladda Maraykanka ka tirsan. Dhageyso faahfaahinta arrintaasi ku saabsan.