Magaalooyinka waaweyn ee Somaliland ayaa waxaa inta badan ku dayacma waqtiyada bisha Ramadaan dadka qaba xanuunka dhimirka ee maskaxda iyo waliba caruurta darbi jiifka ah, kuwaasi oo maalintii oo dhan baadigoob ugu jira sidi ay u heli lahaayeen cunto ay cunaan.
Haddaba weriyaheena Sahra ayaa warbixintan ku eegaysa, xaaladdaha ay ku nool yihiin caruuta darbijiifka ah.