Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Hoggaanka Dimoqraadiga oo taageeray musharaxnimada Kamala Harris


Hogaamiyayaasha sare ee xisbiga Dimoqraadiga ee Senate-ka iyo Aqalka Wakiilada Maraykanka ayaa taageeray madaxweyne ku-xigeenka Kamala Harris inay noqoto musharraxa xibsiga ee doorashada madaxtinimada ee dhaceysa November.

Weriyahayaga Katherine Gypson ayaa warbixin arrintaasi ku saabsan qortay, waxaana nala socodsiineysa Caasha Ibraahim Aden.

Hoggaanka Dimoqraadiga oo taageeray musharaxnimada Kamala Harris
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:59 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG