Washington —
Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay qorshaha madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ee ah in Mareykanka uu la wareego Marinka Gaza, islamarkaana shacabka halkaas ku nool oo dhan laba milyan loo raro dalal kale. Waxaa soo jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.
Madal