Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Iskaashatada Kaluumeysiga Muqdisho oo loo rarayo suuq cusub


Iskaashatada Kaluumeysiga Dan Kulmis, ayaa markii ugu horeysay in ka badan muddo 30 sano ah, waxa ay dowladda Soomaaliya ka rareysaa dhulkii ay hore ugu shaqeyn jireen ee Kawaanka Malayga, kadib markii ay dhulkaasi dowladdu u baahatay.

Iskaashatada ayaa hadda u guuraya dhul cusub oo laga siiyey Aargada Xeebta Liido.

Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa Muqdisho ka soo diray Xasan Kaafi Qoyste.

Iskaashatada Kaluumeysiga Muqdisho oo loo rarayo suuq cusub
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:02 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG