Nairobi —
Xilli wali guddiga doorashooyinka iyo Xuduudaha madaxa banana ee Kenya siweyn looga sugayo inay ku dhawaaqaan natiijada kama dambaysta ah ee musharaxa ku guulaystay doorashada madaxtanimada ee Kenya ayaa waxaa dhanka kale ay guddigu shaaciyeen natiijada qaar kamid ah xildhibaanada, Barasaabyada, iyo Sanatarada.
ubnaha tartanka doorashada ku guulaystay waxaa kamid ah Xildhibaanka Soomaaliga ah ee laga soo doorto magaalada Nairobi Yusuf Xassan Cabdi kaasoo markiisii afraad ku guulaystay kursiga golaha baarlamaanka ee laga soo doorto Degmada Kamukunji ee dowladda dhexe ee Kenya
Wariyaha VOA Khadar Maxamuud Xareed ayaa warkan Nairobi kasoo diray.