Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Israel iyo Xizbullah oo laga cabsi qabo inuu dhex-maro dagaal ballaaran


Dhex-dhexaadiyayaasha Maraykanka, Reer Yurub iyo Carabta ah ayaa cadaadinaya in loo jeesto in weerarada xuduudka ka soo talaabaya ee u dhaxeeya Israel iyo kooxda Xizbullah ee fadhigeedu yahay Lubnaan aanay u gudbin dagaal baahsan oo Bariga Dhexe ka dhaca, kaasi oo dunidu ay ka cabsi qabtay muddo billo ah.

Warbixin ay arintan ka qortay wakaalada wararka ee AP waxa inoo soo jeedinaya Cabdixakiin Shirwac.

Israel iyo Xizbullah oo laga cabsi qabo inuu dhex-maro dagaal ballaaran
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:16 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG