Tel Aviv —
Dawladda Israel ayaa sheegtay inay aqoonsanayso in gobolka Saxaaraha Galbeed oo dadka gobolkaasi u dagaalamayaan inay madaxbannaanaadaan uu ka tirsan yahay dhulweynaha Morocco.
Warbixin ay qortay wakaaladda wararka ee Reuters waxaa inoo haysa Sahra Ciide Nuur.
Madal