Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Israel oo sheegatay dilka taliye sare oo ka tirsan Xizbullah


Milatariga Israel ayaa sheegay in Khamiistii ay dileen taliye ka tirsan Xizbullah oo ku sugnaa koonfurta Lubnaan, iyagoo sidoo kale ku dhawaaqay wareeg cusub oo ah amarro ay ku bixisay in laga baxo Dooxada Bekaa.

Dhinaca kale, dowladda Lubnaan ayaa sheegtay in ugu yaraan 16 qof Arbacadii lagu dilay duqeymo cirka ah oo Israel ay ka fulisay magaalada Nabatieh

Warbixn ku saabsan arrinkaan oo VOA ay isku soo uruurisay, waxaa soo koobaya Cabdulqaadir Maxamed Mursal.

Israel oo sheegatay dilka taliye sare oo ka tirsan Xizbullah
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:23 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG