Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Jaamacadaha Soomaaliya oo Kenya ka bilaabay dadaallo ay sare ugu qaadayaan tayada waxbarashada


Masuulyiinta Jaamacadaha Soomaaliya ayaa wadamada Bariga Africa ka bilaabay dadaallo ay ku hormarinayaan tayada waxbarashada tacliinta sare ee Jaamacadaha dalka.

Masuulyiintaas waxaa kamid ah xubno ka socday Jaamacadda Caalamiga ah ee Soomaaliya, kuwaas oo heshiisyo iskaashi dhanka waxbarashada ah la saxiixday Jaamacadaha Nairobi iyo Kenyatta ee dalka Kenya.

Hadaba Shaafici Diiriye Cabdi oo ah gudoomiye ku xigeynka Cilmibaarista iyo hormarinta Jaamacadda SIU ayaa dadaaladan ay ku hormarinayaan Jaamadaha uga warramay wariyaheena magaalada Nairobi Khadar Maxamuud Xareed.

Jaamacada Soomaaliya oo sare u qaadaya tayada waxbarashada.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:41 0:00

XS
SM
MD
LG