Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Jaamacadda Jigjiga oo ay ka qalin jebiyeen 551 arday


Jaamacadda Jigjiga
Jaamacadda Jigjiga

Waxaa Jaamacada Jigjiga ee xarunta dowlad deegaanka Soomaalida Ethiopia ka qalin jabiyay 551 arday oo bartay heerarka waxbarashada darajada 1-aad iyo 2-aad ee Jaamacadda.

Dufcaddan ayaa ahayd dufcaddii 15-aad ee Jaamacaddan ka qalin jebisa, iyadoo sannadkan markii ugu horreysay ay Jaamacada ka qalinjabiyeen ardaydii ugu horaysay ee barta cilmiga Petroleum Engineering.

Warkan waxaa Jigjiga kasoo diray wariyaha VOA Maxamed Cabdirahmaan Ugaas Gaataa.

Jaamacadda Jigjiga oo ay ka qalin jebiyeen 551 arday
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:26 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG