Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Jabhadaha Suuriya oo wajahaya halis cusub


Jabhadaha Suuriya ayaa wajahaya halis cusub oo ah diyaaradaha ismiidaaminta ee aan duuliyaha lahayn.

Jabhaduhu waxay sheegayaan in dowladda Suuriya iyo ciidamada Ruushka ay bartilmaameedsadeen goobo milatari iyo rayid, iyadoo la adeegsanayo xeelado uu Ruushka inta badan ku horumariyay dagaalkiisa Ukraine.

Weriyaha VOA Dorian Jones ayaa warbixintan ka soo diray Istanbul, Xuseen Barre ayaa inoo faahfaahinaya.

Jabhadaha Suuriya oo wajahaya halis cusub
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:15 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG