Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Jabuuti oo laga xusay maalinta gobanimada ee 27-ka June


Madaxtooyada Jabuuti
Madaxtooyada Jabuuti

Magaalada Jabuuti iyo degmooyinka gobollada dalka Jabuuti gudihiisa waxaa ka dhacay xalay xaflado loogu dabaal degay sanad guurada 47-aad ee ka so wareegtay wakhtigi dalka Jabuuti u qaatey gobanimada, 27-kii June 1977.

Dadweynaha ayaa isugu so baxay goobo kala duwan oo loogu tala galey xuska calanka. Wariyaha VOA Ramadaan Muuse Jaamac ayaa warbixdintan kasoo direy Jabuuti.

Jabuuti oo laga xusay maalinta gobanimada ee 27-ka June
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:35 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG