Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Jarmalka oo xiray rag looga shakiyey inay qorsheynayeen qaraxyo


Dowlada Jarmalka ayaa xidhay laba nin oo u dhashay dalka Suuriya oo looga shakisan yahay inay qorshaynayeen inay fuliyaan weerar qaraxyo ah, sida ay saraakiisha dowladu sheegeen.

Haddaba Warbixin ku saabsan arrintaas waxa magaalada London kasoo direy Wariyaha VOA ee Qaaradda Yurub Cabdixafid Cawil Ismaaciil.

Jarmalka oo xiray rag looga shakiyey inay qorsheynayeen qaraxyo
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:10 0:00


XS
SM
MD
LG