Kismaayo —
Mas’uuliyiinta Jubaland ee magaalada Kismaayo ayaa sheegay inay baarayaan, tallaabadana ka qaadi doonaan dadka soo geliya gobolka raashin dhacay ama tayadoodu aanay wanaagsanayn.
Shir ku saabsan arrintan oo ka dhacay Kismaayo waxaa warbixintan inooga soo diray weriyaha VOA Aadan Maxamed Salaad.
Madal