Kismaayo —
Maamulka Jubaland ayaa caddeeyay mowqifkooda ku aadan xukuumada cusub ee Soomaaliya ee uu magacaabay Ra'isul Wasaare Xamze Cabdi Barre, waxaan ay sheegtay inay taageersan tahay xukuumadda cusub, isla makraana ay ku boorrineyso Baarlamaanka inuu ansixiyo.
Faafaahinta warkan waxaa Kismaayo kasoo diray Wariyaha VOA Aadan Maxamed Salaad.