Madaxweynayaasha dalalka Tanzania iyo Kenya ayaa isla gartay inay dedejiyaan dhismaha dhuunta gaasta dabiiciga oo loogu talogalay in lagu kordhiyo ganacsiga islamarkaana hoos loogu dhigo qiimaha tamarta ee labada dal.
Warbixintan waxa soo diray wariyaha VOA Charles Kombe, waxaana soo jeedinaya Cabdixakiin Shirwac.