Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Khilaafka Dowladda Federaalka iyo Jubaland oo sii xoogeystay


Xasan Sheekh iyo Axmed Madoobe
Xasan Sheekh iyo Axmed Madoobe

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowladda Soomaaliya ayaa ka hor timid tallaabadii xalay madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe uu ku magacaabay guddiga doorashooyinka iyo soohdimaha maamulkaas.

Wasaaradda ayaa Axmed Maxamed Islaam ku eedeysay in uu ka baxay ballan iyo heshiis uu saxiixay oo ahaa in waddanka laga qabto doorashooyin qof iyo cod ah, laakiin, dhinaca kale, waxaa tallaabada Jubaland soo dhoweeyay siyaasiyiin mucaarad ah oo horay dalka usoo maamulay.

Haddaba, maxaa lagu micneyn karaa khilaafkaan siyaasiga ah, muxuuse noqon karaa xalkiisa? Weriyaha VOA-da Cabdicasiis Barrow ayaa warbixintan ku eegaya.

Khilaafka Dowladda Federaalka iyo Jubaland oo sii xoogeystay
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:22 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG