Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kismaayo: Dadaallo looga hortagayo in la musuqo gargaarka bani'aadanimo


KIsmaayo
KIsmaayo

Magaalada Kismaayo ayaa waxaa ka socda dadaallo la doonayo in looga hortago in la leexsado ama la musuq-maasuqo sahayda gargaarka bani’aadanimada ee loogu talogalay dadka sida aadka ah ugu baahan ee wajahaya duruufaha adag ee nolosha.

Dadaalladaan ayaa waxaa hormuud ka ah Golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya iyo maamulka Jubaland, iyadoo ujeedka uu yahay in la helo sharci lagu ilaalinayo gargaarka la leexsado.

Faahfaahinta warkan waxaa Kismaayo kasoo diray Aadan Maxamed Salaad.

Kismaayo: Dadaallo looga hortagayo in la musuqo gargaarka bani'aadanimo
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:03 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG