Kismaayo —
Kulan looga hadlayay sidii looga hortagi lahaa dabka ka dhasha goobaha shidaalka lagu iibiyo, oo dhowr jeer oo hore khasaare ka gaystay Kismaayo ayaa maanta waxaa ka qeyb-galay ganacsatada shidaalka iyo masuuliyiinta maamulka Jubaland.
Kulankaasi ayaa waxaa laga soo saaray go’aano lagu joojinayo waxyaabaha sababa dabkaasi, sida uu ku soo warramayo wariyaha VOA-da ee magaalada Kismaayo Aaden Maxamed Salaad.
Madal