Casablanca —
Xulka Kubadda Cagta Maroco ayaa xalay sameeyay taariikh, kadib markii ay u soo gudbeen semifinalka tartanka Koobka Adduunka ee ka socda waddanka Qadar.
Marrocco oo 1-0 kaga adkaaday xulka Portugal ayaa noqotay dalkii ugu horreeyey ee Afrikan ah ee heerkaasi gaara tan iyo markii tartankan la aas'aasay 1930-kii.
Wariyaha VOA Instisaar Saalax Xuseen oo booqasho ku joogta Morroco ayaa warbixintan Casabalanka kasoo dirtay.