Sheekh Xasan Sh. Cabdiraxmaan (Qoryooley), Guddoomiye ku-xigeenka ururka Ahlu-sunna Waljamaaca ayaa cisbitaal ku yaalla magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku geeriyooday, una dhintay dhaawac kasoo gaaray qarax miino.
Qoryooley waxa uu xiliyadii dambe hogaaminayey dagaalada ka socda gobolada Koonfur-galbeed ee Somalia