Derna —
Kooxaha gargaarka deg degga ka shaqaynaya ee dalka Libya ayaa soo saaray in ka badan 1,500 oo qof oo mayd ah, kuwaasi oo ku jiray burburka magaalada ku taalla bariga dalkaasi ee Derna.
Waxaa sidoo kale laga baqayaa in tirada dhimashadu ay korodho, kadib markii biyo xad dhaaf ah oo ka soo fatahay biyo xireenadu ay xaareen badi magaalada.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdixakiin Shirwac.
Madal