Mandheera —
Sanduuqa hormarinta degmooyinka ee Bariga Mandheera ayaa sanadkan markii labaad shaaciyay in uu aroos wadareed u dhigi doono 25 wiil iyo 25 gabdhood.
Mudanaha laga soo doortay Bariga Mandheera oo xariga ka jarayay mashurcaasi ayaa sheegay in sanadka hablaha ay rag la imaan karaan, si loogu guuriyo.
Warbixintan waxaa Gaarisa ka soo diray Maxamed Faarax Shire.
Madal