Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Liiska musharaxiinta guddoonka Aqalka Sare oo la shaaciyey


Xarunta Aqalka Sare
Xarunta Aqalka Sare

Guddiga doorashada guddoonka Aqalka sare ayaa shaaciyay liiska xubnaha Musharaxiinta ee doonaya iney ku tartamaan guddoonka iyo labadiisa ku xigeen ee Aqalka Sare, kuwaas oo tiro ahaan gaaraya 12 Musharax.

Musharaxiinta ayaa isugu jira kuwa u kala sharaxa xilalka guddoomiyaha Aqalka Sare, guddoomiye ku-xigeenka iyo guddoomiye ku-xigeenka labaad.

Doorashada guddoonka Aqalka Sare ayaa la qorsheeyey inay dhacdo 26-ka April.

Wariyaha VOA-da Seynab Abuukar Maxamed ayaa warbixintan Muqdisho kasoo dirtay.

Liiska musharaxiinta guddoonka Aqalka Sare oo la shaaciyey
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:36 0:00

XS
SM
MD
LG