Paris —
Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa maanta oo Khamiis ah ku baaqay in xaaladda la dejiyo kadib markii ay dalkaasi rabshado ka dillaaceen, iyada oo dadku ka caraysanyahay dilka ay boolisku dileen wiil yar oo 17 jir ah.
Warbixin ay wakaaladda wararka ee Faransiiska ee AFP ay qortay waxaa soo jeedinaya Xuseen Barre.
Madal