Nairobi —
Barnaamijka Madasha Haweenka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay; doorka haweenka Soomaaliyeed ee siyaasadda, waxaana marti ku ah Caasha Geelle Diiriye, oo horey wasiir iyo xildhibaan uga soo noqotay Puntland, iminkana u dhaqaaqda arrimaha bulshada.
Waxaa soo jeedineysa Intisaar Saalax Xuseen.
Madal