Washington —
Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa si adag u difacay hogaankiisa. Waxa uu sheegay in, sida uu hadalka u dhigay, uu aas-aas fiican u sameeyey maamulka madaxweynaha soo socda ee Trump.
Waxa uu sheegay in kaalmadii Maraykanka ee Kyiv ay ugu dambeyn Ukraine dhaxalsiin doonto gorgorton caddaalad ku dhisan oo lagu soo afjaro dagaalka 3-da sano socday.
Wariyaha VOA-da Patsy Widakuswara ayaa warbixinta soo diray. Sahra Ciidle Nuur ayaa soo jeedinaysa.
Madal