Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madaxweyne Xasan: Waan isku wadaynaa dagaalka Al-Shabaab iyo doorashada


Xasan Sheekh
Xasan Sheekh

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay inay isku wadayaan la-dagaalanka kooxda Al-Shabaab oo ay soo wadeen tan iyo baratamihii sanadkii 2022-kii iyo in dalka ay qabtaan doorasho qof iyo cod ah.

Hadlkaan ayuu Xasan Sheekh Maxamuud ka sheegay munaasabaddii 81 guuradii kasoo wareegtay aasaaska ciidanka booliska Soomaaliya oo shalay lagu qabtay magaalada Muqdisho.

Cabdulqaadir Maxamed Mursal ayaa diyaariyey warbixintan.

Madaxweyne Xasan: Waan isku wadaynaa dagaalka Al-Shabaab iyo doorashada
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:02 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG