Shir lagaga hadlayey burcad-badeedda Soomaalida ayaa maanta lagu qabtay Xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Maraykanka. Shirka ayaa yimid ka dib markii afar Maraykan ah dhawaan lagu dilay badda, markii ciiddanka badda ee Maraykanku uu damcay inuu badbaadiyo.
Wareysiga oo dhameystiran, qeybta hoose ka dhageyso.