Charlotte —
Afar askari oo ka tirsan ciidamada ammaanka ee Maraykanka ayaa la dilay, afar kalena waa la dhaawacay xilli ay ku guda jireen inay amar maxkamadeed u gudbiyaan eedaysanayaal ku sugnaa guri ku yaalla magaalada Charlotte ee gobolka North Carolina, sida ay saraakiishu sheegeen.
Warbixin arrintaas ku saabsan waxaa inoo haya Xuseen Barre.
Madal