Hanoi —
Madaxweyne Maraykanka Joe Biden ayaa Axaddii xaqiijiyey in Mareykanka iyo Vietnam ay sare u qaadi doonaan xiriirkooda “iskaashiga istaraatiijayadeed oo dhammeystiran.”
Tallaabadan ayuu Aqalka Cad ku tilmaamay "mid aan horay loo arag oo muhiim ah," taasina ay keeneyso heerka Maraykanku la leeyahay cadawgiisa ugu weyn ee Shiinaha, kaas oo la mid ah heerka diblomaasiyadeed ee heerkiisu sarreeyo ee ay la leedahay Vietnam.
Warbixin ay qortay Anita Powel waxaa soo jeedineysa Caasha Ibraahim Aaden.
Madal