Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Mareykanka oo laga xusay sanad-guuradii 23-aad ee 9/11


Shaley oo ku beegnayd September 11, waxaa laga xusey Mareykanka sanad guuradii 23-aad ee kasoo wareegatey markii ay dhaceen weeraradii New York iyo Washington, D.C. ee dhacay ee 9/11/2001.

Labada musharax madaxweyne ee xisbiyada Dimoqraadiga Kamala Harris iyo Donald Trump oo Jamhuuriga ah ayaa ka wada qeyb-galay xus loogu sameeyey magaalada New York dadkii ku waxyeeloobay weeraradaas.

Haddaba, xaalka Mareykakanka maalinkasi siduu ahaa, sideese ayay isu bedeshey aragtida laga qabay Muslimiinta Mareykanka oo dhib badan marey maalinkaasi kadib?

Sahra Cabdi Axmed ayaa khadka telefoonka ee magaalada Minneapolis kula xariirtey Prof. Cabdi Ismaacil Samatar oo barre ka ah Jaamacadda Minneasota, ahaana isla xilligaas Barre jaamacadeed, ugu horeyntii waxuu ka hadlayaa halka uu ku sugnaa maalinkaasi?

Mareykanka oo laga xusay sanad-guuradii 23-aad ee 9/11
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:21 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG