Barnaamijka Martida Makarafoonka waxaa todobaadkan marti inoogu ah Cabdirisaaq Xaaji Xuseen oo Soomaaliya ra'iisal wasaare ka soo noqday sanadihii 1964-kii ilaa 1967-kii.
Wuxuuna ka hadli doonaa xaaladda Siyaasadeed ee salka Soomaaliya ee xilligan.
Falastiin Axmed Iimaan ayaa soo diyaarisay.