Waxaanan ku eegaynaa saamaynta uu yeelan karaan saamaynta ay yeelan karaan qodobada laga bedelay dastuurka.
Waxaana sidoo kale aynu ku falanqayn doonnaa waxyaabaha u qabsoomay Jamhuuriyadda Jabuuti 11kii sano ee u dambeeyay ee uu talada hayay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle.
Sidoo kale waxaanu ku eegaynaa barnaamijka kalinta mucaaradka iyo waxyaabaha ka maqan.
Barnaamijka oo dhan ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.