Barnaamijka waxaa marti ku ah Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya C/wali Maxamed Gaas oo ka mid ahaa Madaxdii Soomaalida ee ka qeybgashay Shirkii Garowe.
Waxaana Ra'isul Wasaaraha Banaamijkan kaga jawaabi doonaa Su'aalo ay ka mid yihiin wararka ku saabsan shirkii Garowe.