Barnaamijka Martida Mikrafoonka waxaa marti ku ah Prof. Daahir Nuur Max'ed oo macalin ka ah jaamacadda Pheonix.
Prof, wuxuu ka jawaabayaa su'aallo ku saabsan sharciyada Maraykanka ee ku saabsan dhaqaale uruurinta laga sameeyo gudaha Maraykanka ee loo dirayo meel ka baxsan Maraykanka.