Barnaamijka Martida Mickrafoonka ee Toddobaadkan waxaa marti ku ah xildhibaan C/laahi Sh. Ismaaciil oo ka mid ahaa ergadii uu hoggaaminayay guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya ee ka qeybgalay shirkii kooxda xiriirka caalamiga ah ee Somalia ee Kampalal
Xildhibaankan wuxuu barnaamijkan uga jawaabayaa su'aallo la xiriirra shirkaasi.