Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxaa ka run ah qaar ka mid ah hadalladii Biden iyo Trump ee doodda?


Dooddii koowaad ee madaxweyne ayaa habeennimadii Khamiista ee xalay dhex martay musharaxiinta madaxweynaha Mareykanka ee Joe Biden ooh adda xilka hay aiyo madaxweynihii hore Donald Trump.

Dooddan oo uu qabtay Telefishinka CNN, ayaa madaxweyne Joe Biden iyo Madaxweynihii hore Donald Trump ay is weydaarsaday hadallo xanaf leh iyo warbixinno been ah ama marin habaabin ah.

Maxamed Colaad Xassan ayaa noo soo koobaya qaar ka mid ah waxyaabihii ugu waaweynaa ee ay VOA-du hubisay xaqiiqanimadooda oo ay labada madaxweyne ka been sheegeen.

Maxaa ka run ah qaar ka mid ah hadalladii Biden iyo Trump ee doodda?
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:02 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG