Jabuuti —
Wax is-dhaafsiga ganacsi ee u dhexeeya dalalka Geeska Afrika ayaa saameyn ku yeeshey xasillooni la’aanta sarrifka lacagaha kala duwan ay isticmaalaan.
Dalka Jabuuti oo lacagtiisu ay ku xiran tahay dollar-ka Mareykanka ayaa ka faa’iidaystay nidaam sarrif oo xasilloon kaasi oo ka badbaadiyey dhibaatooyinka sicir-bararka.
Warbixin ku saabsan arrintan waxaa Jabuuti ka soo diray Ramadaan Muuse.
Madal