Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxay doorashada Mareykanka ee 2024 kaga duwan tahay kuwii hore?


Malaayiin qof oo Mareykan ah ayaa maanta oo Talaado ah u dareeray goobaha ay yaalaan sanaadiiqda codadka, si ay u soo doortaan madaxweynaha xakumi doona dalkan afarta sano ee soo socota.

Doorashadan taariikhiga ah ayaa waxaa si adag ugu loolamaya madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump, oo ah murashaxa xisbiga Jamhuuriga, iyo madaxweyne ku-xigeenka Mareykanka ee xilligan, Kamala Harris oo ka socota xisbiga Dimoqraadiga.

Haddaba maxaa laga filayaa doorashadaan maxayse yihiin waxyaabaha taariikhiga ah ee ay kaga duwan tahay kuwii iyo isbaddalka ay ku keeni karto natiijada kasoo baxda ayaan weydiiyay Cabdiqafaar Wardheere oo fallanqeeya arrimaha Mareykanka.

Maxay doorashada Mareykanka ee 2024 kaga duwan tahay kuwii hore?
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:47 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG