Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxay isku hayaan Cabdi Xaashi iyo Saalax?


Cabdi Xaashi iyo Saalax
Cabdi Xaashi iyo Saalax

Ra’iisal Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac ayaa gaashaanka u daruuray tallaabo uu gudoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabullaahi sheegay in uu kaga xayuubiyay xubinimadiisa golaha.

Cabdi Xaashi ayaa cuskaday in Saalax uu jabiyay shuruudaha uu uga sii mid ahaan lahaa Aqalka Sare ee baarlamanka Soomaaliya kadib markii uu soo xaadiri waaye afar kalfadhi.

Saalax ayaa bayaan uusoo saaray ku sheegay in tallaabada gudoomiyaha ay tahay wax baalmarsan sharciga.

Xil ka qaadista Sanator Saalax ayaa dood weyn oo ay kula qebsameen ka dhexdhaliyay xubnaha Aqalka sare oo qaarkood kasoo horjeesteen habraaca loo maray.

Warbixin arrinkaasi ku saabsan waxaa noo diyaariyay Cabdulkqaadir Maxamed Mursal oo jooga Washington.

Maxay isku hayaan Cabdi Xaashi iyo Saalax?
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:52 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG