Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxay Israel iyo Sacuudiga kala doonayaan kahor xiriir dhex-mara?


Israel Saudi
Israel Saudi

Ra’iisul Wasaaraha Israel Benyamin Netanyahu ayaa khudbaddii uu ka jeediyey Golaha Guud ee QM ku sheegay in ay aad u dhowdahay in dalalka Sacuudiga iyo Israel ay xiriir diblomaasiyadeed yeesheen.

Netanyahu ayaa sheegay in maamulka Falastiiniyiintu uu uu ka faa’iidi doono heshiis dhex mara Carabta iyo Isreal.

Haddaba waxa dhinac walbaa doonayo in sida reer Falastiin ay arrintan u arkaan ayaa Maxamed Cabdi Sandheere uu ka wareystay Maxamed Cali Biixi oo ah saxafi arrimaha Carabta aqoon u leh, haddana ku sugan dalka Kenya.

Biixi ayaa ugu horeyn ka hadlaya waxa Israel ay xiriirka ka doonayso.

Maxay Israel iyo Sacuudi Carabiya kala doonayaan kahor xiriir dhex-mara?
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:08 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG