Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxay ka dhigan tahay geerida Hassan Nasrallah?


Kooxda Xizbullah ayaa shalay xaqiijisay in hoggaamiyihooda Sayid Hassan Nasrallah lagu dilay duqeyn ay Israel Jimcihii ka fulisay koonfurta magaalada caasimadda ah ee Beirut.

Bayaanka Xizbullah ayaa lagu yiri Nasarallah “wuxuu ku biiray saaxiibadiisa uu hoggaaminayey muddada 30-ka sano ah ee horey u shahiiday.”

Haddaba, saameynta dilka Nasrallah ayay Sarha Cabdi Axmed ka wareystay, Dr. Xasan Al Basri oo ah Cilmi-baare ka tirsan Jaamacadda Axqaaf, kuna nool magaalada Mukalla ee gobolka Xadramuut ee dalka Yemen.

Maxay ka dhigan tahay geerida Hassan Nasrallah?
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:14 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG