Maxkamadda magaalada Berbera ayaa xukun dil ah ku xukuntay nin la sheegay inuu dilay askari dambe-baare ah,isla markaana dhaawacay labo askare oo kale. Askartaas ayaa ka hawl gali jirey magaalada Burco. Waxa sidoo kale xukun dil ah lagu xukumay koox gacan ku siisey dilka gacan-ku-dhiiglahaasi geystay.
Dhinaca kale, saddex ruux ayaa iyagana lagu riday xukun xabsi, halka qaar kalena la sii daayey
Warka oo dhameystiran hoosta ka dhageyso.