Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Mucaaradka Kenya oo ku baaqay dibadbax ka dhaca Nairobi


Masuulyiinta iyo taageerayasha Isbahaysiga Mucaaradka Kenya ayaa maanta lagu wadaa inay dalkaasi ka dhigaan dibadbaxyo ballaaran oo ay uga soo horjeedaan sare u kaca maciishadda iyo sidoo kale sharcigii canshuur kordhinta dalkaasi ee uu madaxweyne Willim Ruto uu dhowaan saxiixay.

Amaanka caasimadda Nairobi ayaa aad loo adkeeyay, ayadoo Ciidamada booliskuna ay diideen in dibadbaxyo sharci darra ah lagu qabto caasimadda Naiorbi iyo magaalooyinka kale ee Kenya.

Ganacsatada Suuqa Islii-na waxay sheegeen in ganacsigoodu uu furanyahay balse ay taxadaraan iyagoo wadashaqyan ka helaya laamaha amaanka Kenya Khadar Maxamuud Xareed ayaa warbixintan Naroib kasoo diray.

Mucaaradka Kenya oo ku baaqay dibadbax ballaaran .m4a
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:15 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG