Hargeisa —
Xisbiyada Mucaaridka Somaliland ayaa ku adkaystay inay Sameynayaan dibadbaxyo looga soo horjeedo xukuumadda, iyagoo magacaabay gudi ka kooban 15 xubnood.
Haddaba Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Cali Xasan ayaa u waramay Khadar Maxamed Cakule.